Al-Shabaab oo saaka degaan Muhiim ah kala wareegay Ciidanka dowlada

Dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa saaka la wareegay degaanka Farlibaax oo 45-km u jira Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan halkaasoo ay joogeen ciidamada DF. Wararka ayaa sheegaya in iska horimaad kooban oo dhexmaray Ciidanka dowladda iyo Ururka Al-Shabaab ay ugu dambeyn ciidanka dowladda iskaga baxeen degaankaasi. Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in dagaalyahano hubeysan oo … Continue reading Al-Shabaab oo saaka degaan Muhiim ah kala wareegay Ciidanka dowlada